Xaflad Siweyn Looga Soo Shaqeeyay Oo London Loogu Qabtay Ugaaska Gadabuursiga Iyo Suldaanka Guud Ee Beesha J/Yoonis
London (AFB) Xaflad Siweyn Looga Soo Shaqeeyay Oo Lagu Maamusayay Ugaaska Gadabuursiga iyo Suldaanka Guud Ee beesha J/Yoonis oo socdaal ku joogo dalak Ingriiska ayaa 13 may 2012 ka dhacday huteelka…
Madaxii Lacagta Aduunka Oo Hal milyan $ Ka Donaya Haweeneydii Afrikanta ahayd
Madixii hore ee lacagta aduunka Dominique Strauss-Kahn ayaa lacag magdhow ah oo gaareysa hal milyan oo dollar ka doonaya haweeneydii Afrikanta aheyd Nafissatou Diallo ee fadeexadda ku furtay…
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Mombasa Kenya
Mombasa (AFB) Qarax khasaaro geystay ayaa waxaa uu xalay ka dhacay caasimadda labaad ee Kenya, Mombasa, waxaana ku dhintay laba ruux, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen. Qaraxan…
QM oo ka digtay in dib u dhac ku yimaado doorasho Soomaaliya ka dhacda marka la gaadho bisha August
Hargeysa(AFB) War murtiyadeed ka soo baxay shirkii ay golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa lagu sheegay in madaxda dawlada Soomaaliya looga digayo inay dib u dhigaan doorashooyinka madaxtinimo…
Xaaladda Hargeysa Oo Maanta Kacsan iyo Baro-kac ka bilaabmay Xaafadaha qaar
Hargeysa (AFB)Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa Ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in magaalada laga dareemayo xaalad colaadeed kadib markii maxkamadda Militeriga Ee ciidanka S/land ay soo saartay…
Dagaal culus oo khasaare gaystay oo xalay ka dhacay magaalada Garbahaaray
Wararka naga soo gaadhaya magaalada garbahaaray ee g/gedo ayaa sheegaya inuu halkaa xalay kadhacay dagaal aad uculus kaasoo gatstay khasaare dhimasho iyo dhaawacba ah . dagaalkaas oo udhaxeeyay…
Urur Goboleedka IGAD Oo Deeq Lacag Ah Oo Ka Kooban Toban Kun Oo Eero Ugu Deeqay Ururka Horumarinta Wadooyinka
Djibouti (AFB) Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Mudane Maxbuub Macalim ayaa Ururka Horumarinta Wadooyinka Gobolada Awdal/Selel Ee ASARDA ugu deeqay lacag dhan 10,000 Tobban kun oo lacagta Yurub…
18-ka May Dadka Reer Waqooyiga Kama Wada dhexayso Waa Muruqa labo-suul Ee Ninba Si Ku ah.
Adduunku Waa Fasal, Wakhtigu Waa Macalin Waayo-arag ah, Dharaaruhu Waa Qalinka Wax Lagu qoro,Dhacdooyinkuna Waa…
Maamulka Hargeysa Oo Dhagax labo shimbirood Ku Wada Dili Raba iyo Jahawareerka Siyaasadeed Ee Ku Dhacay
Hargeysa-(AFB) Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Somaliyeed Ee Hargeysa Axmedsiilaanyo ayaa la filayaa inuu ka baaqsdo safar la filayay…
Background Information Somali Region Of Ethiopia
Ethiopia(AFB) Following the fall of the military regime in 1991, the new Ethiopian constitution, introduced…